Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa maanta 06 February,2013 ku qaabiley xafiiskiisa Madxtoyada Garowe wafuud ka socotey Safaaradaha dalalka Sweden iyo Britain ay ku leeyihiin Kenya.
Wasiiru dowladaha Sharciga Madaxtoyada Gen.Yuusuf Axmed Kheyr iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtoyada Dr.Jaamac Warsame Jaamac ayaa la qaabiley wafuuda Madaxweynaha.
Waxaa ka mid ahaa qodobadda ay ka wada hadleen Hirgelinta nidaamka Dimqoraadiyada Puntland .Amaanka ,gargaarka bini’aadanimo iyo arrimaha Federaalka.
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
© Copy Right Mareero News Media 2012 All Rights Reserved :: Nagala Soo Xiriir Email: Mareeronews@hotmail.com








kamaalyusuf@hotmai.com
February 7, 2013 at 4:49 am
Dooni mayno shacabka puntland xisbiyada isu sheega aan waxba ka jirin in shacabka puntland lagu jirabo shacabka puntland Waa xor way diidi karan wixi lagu khasbo ma rabno puntland shiqaaqo inay ka dhacdo nabad Ayaan u rabnaa shaacabka puntland xisbiyada daagal iyo gacan dhaaf ayuu keenaya waxuu ku siyaadinayo puntland ma jirto dadka ku dhaqan puntland ayuu Isku diraaya waxba maso kor dhinayo sido hire ayaa puntland loo qatay inay sharp