Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha dalka Turkiga Cabdalla Gul, iyagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ku saabsan xiriirka labada dal. Kulankan ayaa waxaa uu…
Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa maanta 31 May,2012 waxa ka furmey shirka Somalida ee Istanbul 2,waxana ka soo qaybgalaya ku dhowaad 54 dal oo dunida ku tirsan waxana horkacaya…
Dad Soomaali ah oo ku xiran xabsi ku yaalla magaalada Tripoli ee dalka Libya ayaa ka cabanaya xaalad adag oo dhinaca nolosha ah iyo dhibaatooyin ku heysta gudaha xabsiga. Aweys…
Gegida dayuuradaha Garowe ayaa galabta waxa ka duuley xubnihii Puntland uga qaybgali lahaa shirka Istanbul waxana ka hor diyaaradu soo martey Galkacayo iyo Bosaso oo ay dad ka soo qaadey.…
War hadda soo gaaray war-qabadka Radio Daljir kana imaanaya magaalada Ankara ee xarunta waddanka Turkiga ayaa sheegaya in is-baddal lagu sameeyey qorshihii horay loogu dejiyey shirka dhinacyada siyaasadda Soomaalida iyo…
Labo Markab oo kuwa dagaalka ayaa saaka duqeyn u geystay Magaalada Kismaayo, iyadoo ilaa labaatameeyo madaafiic ku tuuray Xaafadaha ku dhow dhow Xeebta iyo Dekeda. Warar soo baxaya ayaa sheegaya…
Issimada iyo odayaasha dhaqanka Puntland ayaa maanta 29 May,2012 shir ay ku yesheen magaalada Garowe kadib waxay ka soo saareen qodobo dhawr oo ay uga so horjeedaan shirka Istanbul ka…
Magaalada Garowe waxa la dhagax dhigey dhismaha xarunta idaacada iyo telefishinka Puntland oo ku deeqdey dowladda Talyaanigu. Idaacadan ku hadli doont afka Dowladda Puntland ayaa mowjadaha gaagaaban la dhagyesanayaa Shor…
Warsaxafadeedkaan ku taariikheysan May 29, 2012 ayaa kasoo baxey xafiiska Wasiirka Dastuurka, Federaalka iyo dib u heshiisiinta H.E. Abdurahman Hosh Jibril kaasoo lagu sheegey in xukuumada uu hogaamiyo Ra’isal wasaare…
Afhayeenka Madaxtooyada Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyey go’aankii Dowladda Puntland ee ahaa in aysan ka qaybgalaynin shirka ka dhacaaya bisha soo socota magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Axmed Cumar Xirsi…
Recent Comments